Halkaan ayuu jiifaa (ku duugan yahay)

Halkaan ayuu jiifaa Rasuulkii islaamku oo ahaa Muxamad bin Cabdillaahi (n.n.k.h). Waxaa lagu duugay gurigiisii uu ku dhintay 08/06/632 cd, halkaa oo uu ku qur-baxay isagoo madixiisu ku tiirsan yahay xabadka ooridiisa Caa’isha ahayd (a.k.n). Wuxuuna dhintay isagoo leh (arrafiiq al aclaa). Ka dibna waxaa lagu soo ag-duugay labo ka mid ah kuwii ugu khayrka badnaa asaxaabtiisa, kuwaas oo kala ah Abuu Bakar oo ahaa khaliiifkii muslimiinta isaga ka dib, iyo Cumar bin Khaddaab oo ahaa khaliifkii labaad (a.k.n) . Muslimiintu waxay salaamaan Nabi Muxamad marka ay soo booqdaan masjidka Nabiga.

الوصف

A0 size paper plate printed on glossy paper.

مراجعات (0)

المراجعات

لا توجد مراجعات بعد.

كن أول من يقيم “Halkaan ayuu jiifaa (ku duugan yahay)”

لن يتم نشر عنوان بريدك الإلكتروني. الحقول الإلزامية مشار إليها بـ *

About الرسول محمد

Parturient ut id tellus vulputatre ac ultrlices a part ouriesnt sapien dignissim partu rient a a inter drum vehicula. Ornare metus laoreet tincidunt eros rolem tristique pretium malada.

Cras rhoncus vivamus luctus platea arcu laoreet selm. Curae est condenectus sed hac a parturient vestibulum.

technical description

OUR ADDRESS

New York

56 E. Fieldstone Street
Summerville, SC 29483

Email:  [email protected]
Phone:  +18 (0) 545 77 32

Paris

28 Boulevard des
Capucines, 75009

Email:  [email protected]
Phone:  +18 (0) 545 77 32

CONTACT US

Whether you’re looking for answers, would like to solve a problem, or just want to let us know how we did, you’ll find.

Register

سيتم استخدام بياناتك الشخصية لدعم تجربتك في جميع أنحاء هذا الموقع ، وإدارة الوصول إلى حسابك ، ولأغراض أخرى موصوفة في موقعنا. سياسة الخصوصية.