A0 size paper plate printed on glossy paper.
Masjidka Nabiga
Waa mid ka mid ah masjidyada caalamka ugu waawayn, waana meesha labaad ee lama baabtaanka (muqadaska) ah xagga islaamka.Waa masjidkii uu Nabi Muxamad (n.n.k.h) ka dhisay magaalada madiina markii uu u soo haajiray sanadkii 622 cd. Wuxuuna ka dhisay dhul gurigiisa garabka ku hayey oo lagu qalajin jirey timirta oo ay iska lahaayeen labo wiil oo agoon ah. Inta ka gatay ayuu masjidka ka dhisay, iyadoo lagu dhisay laamaha geed-timirka. Dhirirkiisu wuxuu ahaa konton mitir, ballacuna waa u dhowaa. Waxaana la deday oo saqaf la saaray qayb ka mid ah. Qaybta u dambaydana waxaa laga dhigay meel ay ku hoydaan masaakiinta iyo dadka meesha ku cusub ( dadka koytada ah).
Register or Login with your Social Account
Register or Login by Email for free download
OUR ADDRESS
New York
Summerville, SC 29483
Email:Â [email protected]
Phone:Â +18 (0) 545 77Â 32
Paris
Capucines, 75009
Email:Â [email protected]
Phone:Â +18 (0) 545 77Â 32
CONTACT US
Whether you’re looking for answers, would like to solve a problem, or just want to let us know how we did, you’ll find.
SEND US A MESSAGE
CONTACT INFORMATION
50 East 52nd Street
Brooklyn, NY 10022
United States
+1322224332
+4643758533
Do you have questions about how we can help your company? Send us an email and we’ll get in touch shortly.
Reviews
There are no reviews yet.