Double sided A4 color copy paper.
Paper Size: 80-100g
Waxaa laga yaabaa in qof naga mid ahi uu booqdo maalin maalmaha ka mid ah matxafyada qaarkood ee ku yaalla dawladaha dhaca bariga, ka dibna uu hor-istaago masawir gacmeed lagu qoray xuruufta afcarabiga ah, ama waxaa dhici karta inuu taleefishin iwm ka daawado qoraal gacmeed lagu farayaraystay oo afcarabi ku qoran, ka dibna uu arrinkaasi soo jiito uuna gaarsiiyo inuu ag istaago qaddar waqti ah haba noqdo ilbiriqsiyo e. Haddii aysan arrintaasi horay kuu soo marin waxaa laga yaabaa in qoraallada ku qoran garbadka warqadaan hortaada taalla, waxaa laga yaabaa inay kugu kicido inaad mohato inaad wax uun ka ogaato arrinkaan, waxaa soo baxaya su’aasha ah: maxay tahay arrinta ka dambayda qaab-qoraalkaan iyo farshaxankaan ay xariifka ku noqdeen carabtii hore iyo dadkii ku waqtiga ahaa qaarkood? Maxay tahay sirta ku duugan quruxda ay leeyihiin? Muxuu yahay shayga gaarka u soo soocay farshaxanka iyo qoraalka afcarabiga oo ka dhigay midka fannigaan ku horreeya oo aysan u dhowayn in luuqadaha kale laga helo?.
Double sided A4 color copy paper.
Paper Size: 80-100g
Group | |
---|---|
Languages |
Parturient ut id tellus vulputatre ac ultrlices a part ouriesnt sapien dignissim partu rient a a inter drum vehicula. Ornare metus laoreet tincidunt eros rolem tristique pretium malada.
Cras rhoncus vivamus luctus platea arcu laoreet selm. Curae est condenectus sed hac a parturient vestibulum.
Email: xtemos@gmail.com
Phone: +18 (0) 545 77 32
Email: xtemos@gmail.com
Phone: +18 (0) 545 77 32
Whether you’re looking for answers, would like to solve a problem, or just want to let us know how we did, you’ll find.
Reviews
There are no reviews yet.