Side ayey noqonaysaa Billadda Noobalka Sannadka 1130 CD

Xadaarada islaamku waxay caalamka haysatey wax ka badan 800 oo sano, oo ah intii u dhexaysey
630-1430 cd.Caalamka islaamkuna isagoo adeegsada luqadiisa afcarabiga ah ayuu wuxuu ahaa midka
nambarka koowaad ah xagga aqoonta iyo cilmiga. Wuxuuna cilmigu gaarey meesha ugu sarraysa, iyadoo
waqtigaas lagu magacaabi jirey waayadii dahabka ahaa ee islaamka, sababtoo ah waxaa banaanka u soo
baxay tiro badan ee ah culumadii ku xeeldheeradeen taqasusyo kala duwan oo xagga cilmiga caafimaadka,
xidigiska, xisaabta iyo injineerida. Waxaana meelo kala duwan uga imaan jirey farabadan si ay uga cilmi
qaataan. Waxayna kutubtoodu ahayd mid lagu barto in badan oo jaamicadaha adduunka ka mid ah,
sida kutubtii ay qoreen labadii caalim oo waawaynaa Ibnu Siinaa iyo Alkhawaarizmi, oo ka mid ahaayeen
xeeldheerayaashii muslimiinta oo kutubtooda lagu baran jirey jaamicadda Sorboon ee qadiimka ah oo ku
talla Faransiiska, waxaana kutubtaas lagu dhigan jirey ilaa kun iyo sagaal boqol iyo labaatameeyaadkii.

Register or Login with your Social Account

Register or Login by Email for free download
Please, log in
Description

Panels: in longitudinal and transverse dimensions of A2 dimensions.

Longitudinal banners: Size: 80cm * 200cm

Reviews (0)

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Side ayey noqonaysaa Billadda Noobalka Sannadka 1130 CD”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

About Islamic civilization

Parturient ut id tellus vulputatre ac ultrlices a part ouriesnt sapien dignissim partu rient a a inter drum vehicula. Ornare metus laoreet tincidunt eros rolem tristique pretium malada.

Cras rhoncus vivamus luctus platea arcu laoreet selm. Curae est condenectus sed hac a parturient vestibulum.

technical description

OUR ADDRESS

New York

56 E. Fieldstone Street
Summerville, SC 29483

Email:  [email protected]
Phone:  +18 (0) 545 77 32

Paris

28 Boulevard des
Capucines, 75009

Email:  [email protected]
Phone:  +18 (0) 545 77 32

CONTACT US

Whether you’re looking for answers, would like to solve a problem, or just want to let us know how we did, you’ll find.

Register

Your personal data will be used to support your experience throughout this website, to manage access to your account, and for other purposes described in our privacy policy.