Ujeedada xijaabku Way ka balaaran tahay dhar la xirto

Nidaaminta xiriirka u dhexeeya raga iyo haweenka iyo u samaynta shuruuc iyo qawaaniin kala hagta waa arrin ay ugu kla duwanaayeen dadadka aduunku taariikhdii ay soo mareen oo ay adag tahay in la tirakoobo ama la raadraadiyo. Laakiin kutubta taariikhda iyo Anthropology-gu (cilmiga lagu daraaseeyo insaanka iyo dhaqankiisa) waxay ka sheekeeyeen:
* dadad aan wax dhib ah u arkin qaawanaanta dhamayska tiran iyo lamaane aan la kala lahayn.
* kuwo haweenta biro ku xiraan cabsi ay u cabsanayaan awgeed.
* kuwo ragga xijaaba oo aan haweenka xijaabin ama ka taxadaraan in ay daboolaan jirka qaarkiis, qaybna aan asturin.
* iyo weliba kuwo kale oo aan halkaan lagu soo tirokoobi karin

Register or Login with your Social Account

Register or Login by Email for free download
Please, log in
Reviews (0)

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Ujeedada xijaabku Way ka balaaran tahay dhar la xirto”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

About woman

Parturient ut id tellus vulputatre ac ultrlices a part ouriesnt sapien dignissim partu rient a a inter drum vehicula. Ornare metus laoreet tincidunt eros rolem tristique pretium malada.

Cras rhoncus vivamus luctus platea arcu laoreet selm. Curae est condenectus sed hac a parturient vestibulum.

technical description

OUR ADDRESS

New York

56 E. Fieldstone Street
Summerville, SC 29483

Email:  [email protected]
Phone:  +18 (0) 545 77 32

Paris

28 Boulevard des
Capucines, 75009

Email:  [email protected]
Phone:  +18 (0) 545 77 32

CONTACT US

Whether you’re looking for answers, would like to solve a problem, or just want to let us know how we did, you’ll find.

Register

Your personal data will be used to support your experience throughout this website, to manage access to your account, and for other purposes described in our privacy policy.